Showing posts with label Poetry. Show all posts
Showing posts with label Poetry. Show all posts

Tuesday, October 2, 2012

A Monument Has Fallen


I'm deeply saddened by the untimely death of poet Maxamed Xaashi Dhamac "Gaarriye" who passed away yesterday in Norway at the age of 62. My condolences go to his family and friends, as well as to all Somalis for we all have lost an inspiring treasure. Fathomless respect! Alla Ha U Naxariisto! Rest in peace!

A biologist by training, Gaarriye was a highly respected poet. His numerous poems deal with a wide variety of topics - contrasting simple daily life with a complex form of existence beyond/after death, decadent wealth to abject poverty, all-engulfing war to ever-lasting peace, mankind's ugliness to nature's beauty, oppression to resistance, democracy to dictatorship.... and many things in-between.

Saturday, May 14, 2011

Hordhac/Intro

Salaan ka dib, goobtan waxaan furay sannad iyo badh ka hor si aan wax uga qoro tixda iyo tiraabka oo ah qaybaha guud ee ay u kala baxdo suugaanta Soomaalidu. Isla markaana waxaan maanka ku hayey inaan arrimahaas halkan kula gorfeeyo dadka xiiseeya , anigoo gaar ahaan rajeynaya inaan aqoon korodhsi ka helo ragga iyo dumarka ruug-caddaaga ah ee ku xeesha dheer maansada iyo mawaadiicda la xidhiidha. Nasiib darro, waqti xadiddan iyo xiise xayuuban awgood waanba ilaawey inaan ardaagan unkay, ooddiise weli ku awdan tahay!

Waayaha dulqaadka le
wararkayga lagu sii
weedhaydu kuu timi
waa nabad alooskeed
wasalaamu calaykum

Intaynu isu samrayno, dhegeyso ama akhri gabaygii Hadraawi ee Daba Huwan oo ka kooban 100 tuducood ku dhowaad iyo in ka badan 800 oo beyd.